Deni: “Looma dulqaadan karo dhibaatada Somaliland ka wado Laascaanood” (Shir-Jaraaid)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrinta Laas-Caanood oo ah magaalo madaxda gobolka Sool oo maalmahan ay ka socdeen qalalaase u dhexeeya ciidamada Somalland iyo dadka degaanka. Madaxweynaha ayaa xaaladda ka soo korortay magaalada ku tilmaamay nasiib-darro, isagoo xusay in caburinta iyo … Continue reading Deni: “Looma dulqaadan karo dhibaatada Somaliland ka wado Laascaanood” (Shir-Jaraaid)